Madaxweyne Qoor Qoor oo Xariga ka jaray garoon Diyaaradeed oo la dhisay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha Degmada Balanbal ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha oo ay wehliyaan Xubno ka mid ah Golayaasha Dowlada, Maamulka Degmada iyo guddiga dhismaha garoonka Diyaaradaha degmada balanbal ayaa si wadajir xariga uga jaray dhismaha garoonka diyaaradaha oo wajigiisa koobad soo dhamaaday. Dhanka kale, Madaxweynaha … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo Xariga ka jaray garoon Diyaaradeed oo la dhisay (Sawirro)